Baledweyne (KAAB TV)- Maamulka Hirshabelle ayaa xilkii ka qaaday Duqa Magaaladda Baladweyne Cabdullahi Salaad oo xilkaan loo magacaabay dhawaan.
Xilkaqaadistaan ayaa la rumeysan yahay in ay la xiriirto ka dib markii Cabdullahi Salaad Maalmihii Danbe uu qoraal ka sameeyay Culeysyo ka jira Hirshabelle iyo eedeyn uu u jeediyay qaar ka mid ah wasaaradaha Maamulka.
Hoos ka dhageyso codka duqii hore magaalada baladweyne ee xilka laga qaaday.

