GAROOWE (Kaab TV) – KHUDBADDA Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni uu ka jeediyay Golaha Wakiillada Puntland ayaa taabatay arrimo kala duwan sida Qubuuro faagista Xamar ka socita, mowqifka Puntland ee xiriirka Dowladda Federaalka, baaq colaad joojin ah oo ku socda Somaliland iyo SSC-Khaatumo.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.