SO | EN

SO | EN

DF oo Axmed Madoobe ku eedeysay in ay kula xisaabtami doonto weerarada uu ka geystay Kismaayo

|

Muqdisho (KAAB TV) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal dheer oo xiisadda Jubbaland ay uga hadashay iyadoona hordhac uga dhigtay “Eedaysane Axmed Madoobe waa lagula xisaabtamayaa weerarada uu ku hayo Shacabka Jubbaland.”

Sidoo kale, War-saxaafadeedkaan ka soo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa looga warbixiyey dhibaatooyin culus oo la sheegay in Axmed Madoobe uu ku kacay, isla markaana uu weli ka wado deegaanada Jubbaland, gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose, sida Magaalooyinka Kismaayo, Raaskambooni, Dhoobley iyo Afmadow.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News