Muqdisho (KAAB TV) – Ku dhowaad 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka socdaalka ee ay saartey degaaanada maamulka Jubaland.
Sidoo kale, Xildhibaannadan ayaa war-saxaafadeedkooda ku sheegay in wax laga xumaado tahay in deegaan Soomaaliyeed lasaaro xayiraad dhanka hawada ah, iyagoona sheegay in DF ay arrintaasi ka dambeyso.
Hoos ka aqriso war-saxadeedka oo dhameystiran.