HARGEYSA (Kaab TV) – Dadkii lagu laayay weerarkii ciidanka Liyu Booliska ka geysteen deegaanka Dacawaley ee deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta loo sameeyay aas wadareed.
Mas’uuliyiinta Somaliland iyo ehelada dadka dhintay ayaa sheegay in guud ahaan tirada dadka dhintay ay gaarayaan illa 70 ruux.