Baardheere (KAAB TV) – Mas’uuliyiinta maamulka degmada Baardheer ee gobolka Gedo ayaa maanta si nabada ah kula wareegay degmada Baardheere kaddib markii khilaaf soo kala dhex galay DF iyo Jubbaland uu saameyn ku yeeshay maamulkii degmada Baardheere.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.