SO | EN

SO | EN

Jubbaland oo war-saxaafadeed lagu eedeeyay DF kasoo saartay dagaalkii shalay ee Baardheere

|

Kismaayo (KAAB TV) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kooxdiisa ay mas’uul ka yihiin dagaalkii lagu Soo qaaday 5-tii February 2025 Maamulka iyo Shacabka Degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Sidoo kale, dagaalkaas ayaa sababay khasaare nafeed, dhaawacyo, iyo burbur hantiyeed, iyadoo maamulka Jubbaland ay ku Canbaareysay kooxdaas inay maslaxadooda siyaasadeed ku xalaaleeyeen dhiigga shacabka.

Dhanka kale, Wasaaradda ayaa sido kale ka digtay in dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay rabaa in markale ay dhiig ku daadiyaan dagmooyinka Belad-xaawo iyo Garbahaarey ee gobolka Gedo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News