Khartuum (KAAB TV) – Ciidamada RSF ee dagaalka kula jira milatariga Sudan ayaa lagu jabiyay dagaalka ka socda dalkaas, waxayna RSF ku dhowyihiin inay si dhammeystiran uga baxaan magaalada Khartuum, taa oo gaarsiinaysa guushii u sarreysay ciidanka militariga Suudaan ee hadda ku sugan koonfurta iyo koonfur-bari Khartuum, kaddib markii ay dhawaan la wareegeen caasimadda gobolka Jasiira.