Garoowe (KAAB TV) – Ciidanka howlgalka ciribtirka kooxaha Daacish ayaa maata jihooyin cusub ka weeraray kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari halkaas oo laga soo sheegayo in uu kajiro khasaare isugu jiro iyo dhaawac ka dhashay dagaalkaas.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.