SO | EN

SO | EN

Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo

|

Luuq (KAAB TV) – Dagaal beeleed khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay ayaa ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Sidoo kale, degmada Luuq ayaa waxaa horey uga dhacay dagaal beeleedyo kuwaas oo sababay barakac iyo bur bur hantiyadeed.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News