SO | EN

SO | EN

Duqeymo waaweyn oo maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad

|

Calmiskaad (KAAB TV) – Ciidanka howlgalka ciribtirka kooxaha argagixisada Puntland oo gacan ka helaya diyaaradaha wax duqeeya ee ay leeyihii saaxiibada caalamka ayaa maanta duqeymo dhanka cirka ka fuliyay buuraha gobolka Bari ee Calmiskaad, halkaas oo lagu beegsaday saraakiil katirsan kooxda Daacish.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News