SO | EN

SO | EN

“Xukumada Xaraash Qaran waa in dalka laga qabtaa hadii rajo laga leeyahay Soomaaliya” Xildhibaan Murjaan

|

Muqdisho (KAAB TV) – Xildhibaan murjaan oo kamid ah xubnaha golaha shacabka baaralamaanka Soomaaliya ahna xubin katirsan xisbiga weyn ee Himilo Qaran ayaa dowladda madaxweyen Xasan Sheekh iyo Xamse Cabdi Barre ku eedeeyay, in ay xaraash iyo dhac ku hayaan hantidii dowladda iyo shacabka.

Sidoo kale, Xildhaanka ayaa sigaar ah waxa uu u weeraray RW Xamse isagoo ku eedeeyay in uu yahay qof ilaalin waayay deegaankiisa in uu san ilaan karin hanti shacab iyo iyo xoolo shacab.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News