Ceelbuur (KAAB TV) – Howlgal qorsheyn oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug, kaddib markii halkaas ay howlgalo ka fuliyeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka.
Sidoo kale, xubno kooxda Alshabaab katirsan ayaa lagu dilay howlgalkaasi, iyadoo meydadka kooxda ay dadka shacabka ku jiidayeen bartamaha Ceelbuur.