SO | EN

SO | EN

Waalidiinta dhashay muwaadiniinta Sacuudigu ku xukumay dilka toogashada oo dowladda Cambaareeyay

|

Muqdisho (KAAB TV) – Waalidiinta dhashay wiilasha Soomaaliyeed ee dowladda Sacuudiga ku xukuntay dilka toogashada ayaa cambaareeyay dowladda federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in dowladu ka gaabisay in ay wax kaqabato arrinta muwaadiniintaasi Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Waalidiinta dhashay muwaadiniintaasi ayaa isugu soo baxay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, iyagoo wata boorar ay kuxar dhanaayeen sawirada wiilashood.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News