SO | EN

SO | EN

Warbixin: Hoos u dhac ku yimid ka Ganacsiga kalluunka muqdisho iyo waxyaalaha sababay

|

Muqdisho (KAAB TV) – Suuqyada lagu iibiyo hilibka Kalluunka ayaa laga dareemayaa hoos udhac ku yimidi qiimaha markii lasiin jiray hilibka Kalluulka.

Kaabtv ayaa booqatay suuqa weyn ee Kalluunka oo kuyaala degmada Xamarweyne, halkaas oo aan kala soo kulanay dadyow badan oo ka shaqeysta Kalluunka iyaga oo cabasho ka ah in aysan xeerar iyo ilaalo la’aan, taas oo sababtay in aysan helin Kalluun kufilan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News