SO | EN

SO | EN

“Kalluunka xitaa canshuurta waa laga rabaa” MD Xasan Sheekh

|

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kalfadhigii baarlamaanka ayaa shacabka usheegay in ay bixiyaan canshuurta si iyaga wax loogu qabto.

Sidoo kale, madaxweynaha ayaa sheegay in canshuurta xitaa laga rabo kalluunka badda laga keeno.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News