Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Dagaalamayaal katirsan Alshabaab oo lagu arkay deegaano kamid ah magaalada Jowhar

|

Jowhar (KAAB TV) – Faahfaahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle, ayaa sheegaya in xubno badan oo katirsan dagaalyahannada Al-shabaab oo wata gaadiid dagaal lagu arkay deegaanno ku dhaw dhaw magaalada Jowhar.

Sidoo kale, khaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in tiro katirsan Al-shabaab oo wata gaadiidka nuuca dagaalka soo gaareen deegaanno aan sidaasi uga fogeyn magaalada, waxa ayna arrintaasi cabsi badan ku beertay dadka ku dhaqan goobaha Al-shabaab lagu arkay.

Ammaanka magaalada Jowhar ayaana si weyn loo adkeeyay, waxaana jihooyinka xiga deegaannada Al-shabaab lagu arkay la geeyay ciidamo badan oo loo diyaariyay in ay ka hortagaan duullaan haddii ay soo qaadaan kooxda Al-shabaab.

Kooxda Al-shabaab oo horey looga saaray inta badan gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa mar kale dib ugu soo laabatay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolkaasi, waxa ayna kooxda la wareegtay deegaanno dhowr ah, kuwaa oo qaarkood hadda dib looga saaray Kooxda.

Sikastaba, toddobaadkii hore ayey aheyd markii koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa gudaha u galeen degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo ay joogeen daqiiqado badan markii dambana dib uga baxeen, waxa ayna taasi muujineysaa sida awoodda kooxdan dib ugu soo laabaneyso.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News