Ceel Cali Axmed (KAAB TV) – Kooxda Alshabaab ayaa weerar xooggan ku soo qaaday fariisimo ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin deegaanka Ceel Cali Axmed, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay xoogga soo saareen deegaankaas.
Sidoo kale, kooxda Alshabaab ayaa Ceel Cali Axmed kusoo qaaday weerarkii shanaad labo isbuuc gudahood, iyadoona maanta ugu dambeysay lagu jabiyay dagaalkaas.