SO | EN

SO | EN

Faahfaahinta Dagaaladii & duqeymihii dhacay Saacadihii lasoo dhaafay & khasaaraha ka dhashay

|

Shabeella dhexe (KAAB TV) – Ciidanka xoogga dalka ayaa duqeymo culus xalay ka geystay gobolka Shabeellaha dhexe, duqeyntaas ayaana lagu beegsaday kooxda Alshabaab.

Sidoo kale, duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay xubno badan oo katirsan kooxda Alshabaab, iyadoona duqeynta ay noqotay midii ugu horeysay oo ciidanka xoogga dalka ay kaligood fuliyaan iyadoo aysan lasocon saaxiibada caalamka ee dhanka cirka ka taageera Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News