SO | EN

SO | EN

Dagaal udhexeeyo Ciidanka Somaliland iyo SSC-Khaatumo oo ka dhacay deegaanka Buqdharkeyn

|

Buqdharkeyn (KAAB TV) ) – Dagaal xoogan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa degaanada Buqdharkeyn iyo Yayle oo ka tirsan gobolka Sool.

Sidoo kale, wararku waxa ay intaas ku darayaan in dagaalku uu dhexmaray ciidamada Somaliland kuwa Khaatumo.

Lama oga qaabka uu  dagaalku ku bilowday haseyeeshee maamulka Khaatumo oo war soo saaray ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilaabmay markii saaka ay ciidamada Somaliland soo weerareen xoolo ka cabaya berkadaha Buqdharkayn

War Saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in ciidamada Khaatumo  ay ka hortageen weerarkaas ayna la dagaalameen ciidamada Somaliland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News