SO | EN

SO | EN

Daawo: Xildhibaannada Golaha Shacabka Shacabka oo madaxweyne Xasan ugu baaqay in uu iscasilo

|

Muqdisho (KAAB TV) – Qaar kamid ah Xildhibaannada mucaaradka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jiraa’iid ku qabtay xarunta golaha shacabka ayaa madaxweynaha ugu baaqay in uu iscasilo xilkana iska dhigo, kaddib markii uu ku fashilmay hoggaaminta dalka iyo dadka, sida ay hadalka udhigeen Xildhibaannadan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News