Muqdisho (KAAB TV) War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu faahfaahiyay duqeyn saacado badan qaatay oo xalay iyo illaa maanta ka dhacday gudaha degmada Jilib ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe, taas oo lala beegsaday kooxda Al-Shabaab
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.