Nugaal (KAAB TV) – Maxkamadda darajad kowaad gobolka Nugaal oo Xukuno kala duwan ku ridday eedeysan isticmalka khamriga iyo wax yaalaha maanka dooriya, kuwaas oo shacabka Garowe dhibaatooyin farabadan ku haayey maalmihii lasoo dhaafay.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

