Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Dagaal khasaare geystay oo Muqdisho ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay

|

Muqdisho (KAAB TV) – Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkan la sheegay in uu u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya oo khilaaf soo kala dhax galay.

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in dagaalka ka dhacay  xaafada Sanca, dhanka Tookiyo ee degmada Yaaqshiid, waxaana dagaalkan u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska  iyo ciidamo kale oo iyana katirsan sirdoonka Soomaaliya.

Dhanka kale, dadka deegaanka ayaa ku warramay in dagaalka uu socday daqiiqado kooban, labada ciidan ayaana hubkii ay wateen isku adeegsaday dagaalka, waxaana aagga dagaalka uu ka dhacay dadkii deganaa lasoo darsay xaalad cabsi iyo jahwareer badan.

Inta la xaqiijiyay dagaalka waxaa ku geeriyooday saddex qof oo la sheegay in labo kamid ah kamid ahaayeen askartii dagaalka uu dhax maray, waxaa sidoo kale dagaalka ku dhaawacmay dhowr qof oo kale oo isugu jira askar iyo shacab .

Sikastaba, dagaalkan dhax maray ciidamada kawada tirsan dowladda Soomaaliya ayaan ilaa hadda la ogeyn waxa sababay, mana jiro wax war ah oo dowladda Soomaaliya, gaar ahaan laamaha amniga kasoo saareen dagaalkan dhaliyay khasaaraha kala duwan ee Muqdisho ka dhacay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News