Aboorey (KAAB TV) – Kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in gadiid dagaal oo ay uga carareen magaalada Aboorey ee gobolka Hiiraan ayey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka lawareegeen maanta, kaddib markii Alshabaab halkaasi lagu jabiyay maalmihii lasoo dhaafay kooxda Alshabaab.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

