SO | EN

SO | EN

ABOOREY oo ay AS ku jabeen maxa ka cusub? Taliye oo isbedel weyn ku sameeyay ciidanka XDS

|

Aboorey (KAAB TV) – Kooxda Alshabaab ayaa maalintii lixaad oo xiriir weerar rogaal celis kusoo qaaday deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, halkaas oo Alshabaab sixun loogu jabiyay kooxda.

Sidoo kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxda halkaasi uga carareen gadiid dagaal oo kooxda halkaasi looga qabsaday kaddib markii dagaal cir iyo dhul ah lagaleen ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News