SO | EN

SO | EN

FIQI: Al-Shabaab lagama yaabo inay dalkaan qabsadaan

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay munaasabad ay wasaaraddiisu ku qabatay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Xasan Sheekh ay weli dagaal kula jirto kooxda Al-Shabaab.

Fiqi ayaa sheegay in wasaaraddiisu direyso hal baabuur oo raashiin ah oo loo diri doono ciidamada ku jira difaaca.

Wuxuu weerar afka ku qaaday kooxda Al-Shabaab, isagoo sheegay inay ciyaal yar yar oo is qarxinaayo aysan qaban karin dalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News