Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shirka golaha wadatashiga Qaran oo looga hadlaayo xaalada guud ee dalka iyo doorashooyinka lafilaayo in ay ka dhacaan, iyadoo ay ka maqanyihiin shirkan maamulada Puntland, Jubbaland iyo SSC-Khaatumo oo dhowaan noqoqtay maamul buuxa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.