Muqdisho (KAAB TV) –shugri caabi cabdi oo ku horen ka hadasahay sida ay wax u dhaceen ayaa tiri” Waxaan ka mid ah ahay wariyaasha ka howlgala magaalada muqdisho 3 julaay oo ku beegneed maalintii khamiista anigoo u socda xarunteeyda shaqada kana imid gurigeyda oo ku yaala mid ka mid ah degmooyinka gobolka banaadir saacada waxay aheed sideeda subaxnimo oo aan guriga an ka soo baxay.
Anigoo maraya wada ceel qalow irrida hore ee iskuul jabuuti waxaa halkaas mootadii an saarnaa iyo ani gaba na istaajiyay ciidan isuga jiro kuwa wata dhar caadi ah iyo kuwodhar dariis ah oo cadees ah .
markii i qabanayeen xoog ayay mootada iiga dejiyeen qasab ayaa leeygu geliyay xaruntii iskool jabuuti inkastoo leynkii safka ahaa aan diiday in aan galo indha shareerkii madaxa igu xernaa xoog ayay iga fureen ID card kii waa ay iga qaateen ilaa haatan waa ay haayaan.
xataa waxaa jirta dharbaaxsho leygu dhuftay iyadoo leykala tuuraayo ayaa leyga soo dejiyay mootada ayay sii raacisay shugi oo ka hadashay dhibaatadii ay la kulantay.
waxay dhaheen horta sawirka kaar mawadataa kaarka is diiwaangelinta hadaa keesto ayaa laga yaabaa in lagu fasaxo markii dabme waxaan u soo bixi kaar aqoonsiga weriyinimo xaruntii aan ka holwgalaayay kaarkii markii arkeenaba markii hore xogaa jawidan ayay ila hadlayeen kaarka markii ay arkeen xoog ayay iga faramaroojijeen boorsa watay way ilgu dhageen gacmaha ayay qabqabteen waxay idhaheen inta in aad gashid wa markaan arkay in ay ka go,antay in meesha aan galo xogaa is dejiyay markii dambo irrida agteeda iska istaagay waxaan dhadhay ma isdiiwangelinayay xataa markii an aqoonsiga tusay waa igu ixtiraamiwayeen dhibaatadas ayaa igu dhacday ayay tiri shugri caabi cabdi.
markii dhibaatas igu dhacday ka dib waxaan baraha bulshada ku arkay Guddoomiyaha guddiga doorashada oo leh ma jiro qof qasab lagu diiwaangelinkaro arintaas markii codgiisa dhageystay waxaa isawirantay waxwablo aan kala kulamy iyo xoog diiwaangelinta leygu qasbaayay waxa afka baarkiisa in uu yahay ayaa xaqiisay kaligeyna mahi maadaama weriyaalnahay mar walba waxaa na soowaca dad dhahaya xoog ayaa noola qabay hawa ugu badnaadanee mootooyinka mid ku soo wacaya waxaa kuu leeyahy saakay sida leey qabtay hada ayaa leysoo daayay mashaqeysan moodana kira igu socota dhibaata badan ayaa ka taagan dadkii waa lagu qasbaa is diiwangelinta aniga mudada mesha laygu hayay waqti badan ayaa idhaafay shaqo badan ayaan lahaa .
Ugu dambeeyn waxaa ka hadlay Xoghayaha Guud SJS Abdalle Ahmed Mumin waxaa uu yiri” waxaan ka xunahay oo aan cambaareyneynaa si adag falka khamiistii lagu afduubay gabar saxafiyad ah shugri caabi oo ka dhacay magaalada muqdisho maha oo kaliya weerar ka dhan ah saxafiyiinta iyo xuriyadooda ay u leeyihin xuriyada dhaqdhaqaaqa iyo si nabad ah ku aadan ama kaga soo laabtaan gooba hooda shaqada sida ku dhacday maliintii khamiista ah shugri caabi oo iyadoo shaqadeeda ku socota wada laga afduubay dhoor saacadood meel lagu haayay si qasab ah diiwaankeedii iyo xogteedii loo qaatay la qatay aqoosiyadii iyadoo aysan raali ka aheen taas waxay muujineysa sida xoriyaadka dadka sharafkoodii iyo karaamadoodii loogu xad gudbaayo kali maha suxufiyiinta lkn sodoo kale muwaadhihinta caadi ah ee soomaaliyeed ee ku nool magaalada muqdisho.
Dhacdooyinka ku saabsan afduubka dhalinyarada loo geysanaayo ee lagu qasbaayo codbixin ama diiwaangelin kaar doorasho aan leysku raacsaneen aad ayay soo bad badaneysay hada xadka ayay soo dhaaftaay waxay u soo gudubtay in suxufiyiinta oo ay adagtay in sinabad ah gooba hooda shaqada ku tagaan.
waxaan markale cambaareeyneynaa falkas waxaana cadeyneynaa masuuliyada in ay qaadaneyso ciidii sameysay fulisay iyo ciidii amartay.
Hadii ay doorashada laysgu diiwaangelinaya ay tahay mid sax ah maxaa dadka loogu qasbayaa maxaa dadka wadooyinka loogu istaagayaa maxaa suxufiyiinta loogu dagaayaa bajaajta iyo baabuurta maxaa dadka guryaha loogu galaayaa hadii dadka ay rabaan oo ay ku qanacsanyihiin waxay cadeyneysaa in dadka aysan ku qanacsaneyn in dadka lagu qasbaayo.
Falka lagu qabsaday malinkii khamiista waa qeyro Dastuuri waa xad gudub marka ugu horeysa waxaa uu xad gudub ku yahay xoriyada qofeed ee xaqa u leehay qofka waxa uu rabo uu diido waxa uu rabana uu sameeyo.
Marka labaad waxay xad gudub ku tahay gabdhaha suxufiyiinta ah iyo guud ahaan dumarka soomaaliyeed oo rag aysan garaneyn oo ka ajnabi ah ay jidka ka qabsadeen jiideen geliyeen meel aysan rabin ku haayeen dhoow saacadood oo ay la kulantay qatar amni nafteeda iyo sharteeda ka dhan ah waxa waxaa sameyna waxay sheeganayaan ciidan waxay sheganayaan ciidan soomaaliyeed waxaay sheeganayaan gudi doorashooyin oo magaca soomaaliyeed ku socda waana nasiib daro dadka nuucaas oo kale ah ee waaxas geysanaya in meesha sii fadhiyaan.
Magaalada muqdisho dadka ku nool waxaa haysata dhibaatooyin badan taas oo hada culeys ku sii ah dadka lagu qasbaayo diiwaangelin xoog ah.

