SO | EN

SO | EN

Duco iyo Quraan Akhris Muqdisho loogu sameeyay AUN Professor Maxamed Xasan Barre

|

MUQDISHO (Kaab TV) – Duco iyo Quraan Akhris Muqdisho loogu sameeyay AUN Professor Maxamed Xasan Barre.

Kulankan oo ka dhacay xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay arday iyo dhallinyaro uu wax soo baray AUN Professor Maxamed Xasan Barre oo ku magac dheeraa Doob.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News