DOOLOW (Kaab TV) – K dib dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo shalay ka dhacay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxay qaar ka mid ah dadweynaha degmada maanta sameeyeen mudaaharaad.
Waxay ka dhiidiyeen colaadda deegaanka ka taagan ee u dhexeysa Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

