Kismaayo (KAAB TV) – Shirweynaha culimada magaalada kismaayo ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo ee xarunt maamulka Jubbaland.
Sidoo kale, sannadlaha ah ayaa culimadu waxa ay uga hadleen arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin in diinta si qaldan loo isticmaalo.

