KISMAAYO (Kaab TV) – Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, oo ka mid ah hoggaamiyaasha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee shirka ku yeeshay Kismaayo ayaa jawaab siiyay Xasan Sheekh Maxamuud oo ku eedeeyay madaxda mucaaradka inay Kismaayo tageen.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

