Somaliland: Maxamuud Xaashi oo weerar afka ku qaaday xukuumadda Cirro

|

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Kaah, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa weerar afka ah ku qaaday xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isagoo ku dhaliilay inay ku tiirsan tahay taageero dibadeed iyo qaaraan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News