Cabsi xooggan ayaa lasoo daristay dadka degan xarumaha dolwadda

|

Muqdisho (KAAB TV) – Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bilowday in xoog ay uga saarto dadka degan qaar kamid ah xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo marar badan la siiyay digniino kana fureestay dhagaha in ay isaga guuraan xarumahaasi.

Sidoo kale, ciidamada dowladda ayaa dhawaan xoog uga saaray dadkii deganaa dhismayaasha wasaaradii hore Arrimaha Gudaha iyo sidoo kale xeradii dabdamiska, waxaana dadka goobahan laga saaray loo dhacay xilli habeen saq dhaxe ah oo ay hurdayeen.

Waxaa hadda cabsi lasoo daristay qaar kamid ah dadka degan xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo horey u diiday digniino la siiyay iyo ammaro la xariiray in ay isaga guuraan dhismayaasha dowladda ay degan yihiin.

Dhanka kale, dowladda Soomaaliya ayaana hadda usoo jeesatay sidii ay dib ula wareegi laheyd qaar kamid ah xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo qaarkood la tuhmayo in dowladda ay ka iibsaneyso ganacdsato kana sameeneyso macaash.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday in xoog uga saarto dadka degan qaar kamid ah xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo marar badan la siiyay digniino kana fureestay dhagaha in ay isaga guuraan xarumahaasi.

Ciidamada dowladda ayaa dhawaan xoog uga saaray dadkii deganaa dhismayaasha wasaaradii hore Arrimaha Gudaha iyo sidoo kale xeradii dabdamiska, waxaana dadka goobahan laga saaray loo dhacay xilli habeen saq dhaxe ah oo ay hurdayeen.

Waxaa hadda cabsi lasoo daristay qaar kamid ah dadka degan xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo horey u diiday digniino la siiyay iyo ammaro la xariiray in ay isaga guuraan dhismayaasha dowladda ay degan yihiin.

Dowladda Soomaaliya ayaana hadda usoo jeesatay sidii ay dib ula wareegi laheyd qaar kamid ah xarumaha dowladda ee kuyaalla magaalada Muqdisho, kuwaa oo qaarkood la tuhmayo in dowladda ay ka iibsaneyso ganacdsato kana sameeneyso macaash.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News