Go’aanka Puntland: Dowlad Dhamaystiran oo madax-bannaan

|

GAROWE (KAAB TV) – Dowladda Puntland ayaa caawa oo Sabti ah ku dhawaaqday inay aqoonsigii kala laabatay maamulka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Puntland waxay sheegtay in inta laga helayo dowlad loo dhan yahay, oo heshiis lagu yahay ay qaadaneyso Awood dowlad dhameystiran.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News