HomeWararka

Wararka

Burcad-badeed Soomaali ah oo Markab Shidaal Qabsatay

Koox burcad-badeed ah ayaa maanta markab kuwa shidaalka qaada ah ku qabsaday Gacanka Cadmeed, sida ay shaacisay hay’adda ciidanka ...

DFS oo Lumisay Gacan-ku-haynta Balad-Xaawo, Jubbaland oo la Wareegtay

Gobolka Gedo ayaa mar kale wajahaya isbeddel weyn oo dhinaca amniga iyo siyaasadda ah, kaddib markii Cabdirashiid Xasan Nuur (Cabd...

Ciidamo ka Goostay Baydhabo oo Laftagareen ku Biiray

Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo ayaa mar kale laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo warar cusub ay shee...

Al-Shabaab oo Ka Faa’iideysan Karta Bixitaanka AUSSOM

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa wajahaya hubanti la’aan sii xoogeysanaysa, kaddib markii dowladda Mareykanka...

Burcad-badeedda Soomaaliya oo $3M Dalbatay

Waxaa soo cusboonaaday walaaca laga qabo dib-u-soo-noqoshada burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya, kaddib markii markabka shidaalka ...

Khilaafka Doorashada Soomaaliya , Mustaqbalka Xasan Sheekh iyo Doorka Beesha Caalamka

Soomaaliya ayaa waxay wajahaysaa mid ka mid ah xilliyadii ugu adkaa ee siyaasadeed tan iyo markii dalka laga baxay marxaladdii ku-...

Dhawaqa Hoobiyaal oo Xalay Cabsi Geliyay Shacabka Baydhabo

Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo ayaa xalay mar kale aad u kacsaneyd, kaddib markii gudaha magaalada laga maqlay dhawaqyo jug c...

Puntland oo Xustay Maalinta Bini’aadantinimada Adduunka

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusay Maalinta Bini’a...

ACLED: In ka Badan 10,000 Qof oo Lagu Dilay Soomaaliya 18-kii Bilood ee u Dambeeyay

Soomaaliya ayaa wajahaysa mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee amni ee sannadihii u dambeeyay, iyadoo xog cusub oo ay soo saart...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News