HomeWararka

Wararka

Israa’iil oo qiratay in iskaashi ciidan oo qarsoodi ah uu muddo dheer kala dhexeeyay Somal...

QUDUS(Kaab TV) – Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in dalkiisu muddo dheer si qarsoodi ah ula lahaa Som...

Burcad-badeed Soomaali ah oo weerarro kala duwan ku qaaday maraakiib marayay Gacanka Cadme...

MUQDISHO (Kaab TV) –Burcad-badeed looga shakisan yahay ayaa isku dayay inay fuulaan markabka xamuulka qaada ee Greta Star xilli uu...

Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka laguma aamini karo mas’uuliyadda Hawada

KISMAAYO (Kaab TV) –Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aan lagu aamini karin ...

Wiil caan ka ah TikTok oo shil ku galay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) –Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil naxdin leh oo galabta ka dhacay waddada dheer ee xiriir...

WARKA CAAWA EE KAAB TV 16 06 2026

WARKA CAAWA EE KAAB TV 16 06 2026 https://youtu.be/VAkEhNRnh2E?si=npTf8tR_OFXMG4Bx

Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Dhaqaalaha Israa’iil oo ka wada hadlay maalgashi iyo iskaash...

Hargeysa(Kaab TV) –Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada ...

Laamaha amniga Magaalada Baydhabo oo xiray dad la xiriirinaya Laftagareen

Baydhabo (Kaab TV) –Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaaladda siyaasadeed kadib isbeddelkii ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed. ...

Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka Soomaaliya & tabashada laga qabo Garsoorka o...

MUQDISHO (Kaab TV) –Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana l...

Galmudug oo shaki gelisay dhexdhexaadnimada guddiga doorashooyinka

Galmudug (Kaab TV) –Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, daah-furan isla markaana ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News