HomeWararka

Wararka

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga

Roma (KAAB ) In ka badan 40 qof  la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaanig...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo dib uga qarxay magaalada Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV) –  Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in haatan dagaal culus uu ka socdo ...

Ruushka oo galay Xaalad adag iyo Milatariga dalkaasi iyo Wagner oo isku dhacay

Moscow (Kaab TV) - Hogaamiyaha calooshood u shaqeystayaasha Ruushka Yevgeny Prigozhin ayaa sheegay in dagaalyahanadiisa Wagner ay ...

Shiinaha oo ka hadlay dagaalka Laascaanood xili ay isku dhacsan yihiin Somaliland

New York (Kaab TV) - Shiinaha ayaa golaha ammaanka ee QM dhexdiisa kaga hadlay arrimaha Soomaaliya xili ay isku dhac yihiin Somali...

UK oo ku bogaadisay beesha caalamka inay taageero caalami ah siiyaan Soomaaliya

Ingiriiska (Kaab TV) - Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dh...

Nin Soomaali ah oo 64 Sanno jir ah oo dil ka geestay Dalka Canada iyo Booliiska oo qabtay

Toronto (Kaab TV) - Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka dhacay dil ay aad uga argagaxeen Soomaalida kunool dalkaasi, waxaan...

Samafale muddo 30 sanno ah gaarigiisa kusoo galbiya xujeyda Makka kusii jeeda

Arar (Kaab TV) - Abaal uu Eebbe weyne ka rabo awgeed, nin Sucuudiga u dhashay ayaa soddonkii sannadood ee lasoo dhaafay wuxuu xuje...

Dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Bariire (Kaab TV) - Saddex qarax oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa ka dhacay deega...

Wasiirka Difaaca iyo madaxda Maxkamadda Ciidamada oo baaris ka bilaabay Baraawe

Baraawe (Kaab TV) - Wasiirka Difaaca XFS, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow, Guddoomiyaha ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News