HomeWararka

Wararka

Soomaalida ISLII & Hay’adaha amniga Kenya oo ka hadlay khatar soo wajahan

Nairobi (KAAB) Magaalada  Nairobi ee dalka  Kenya  waxaa ka dhacay shir laba geesood ah oo ay wada yeesheen laamaha amniga ee dalk...

Askari katirsan ciidanka Koonfur Galbeed oo xukun dil ah lagu fuliyay maanta

Beydhabo (KAAB TV) - Askar la sheegay iney ka tirsan yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka K/Galbeed ayaa saaka lagu toog...

Ciidanka Dowladda & Kooxda AS oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (KAAB) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo xubno  ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan   ayaa  ka dh...

Ciidanka dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegano hoostaga degmada Waajid

Waajid (KAAB TV) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaan hoos taga degmada Waajid ee Gobolka Bok...

Mala-jooga waqtigii MD Xasan Sheekh u soo laaban lahaa Tolkiisa ?

Muqdisho (KAAB)  Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kowsaday bilowgiiba doorashadiis...

Kolonyadii labaad oo gaadiid gargaar sida oo gaaray Gaza

Gaza (KAAB ) Kolonyadii labaad oo sida gargaar bini’aadamnimo, ayaa maanta oo Axad ah gaaray Marinka Gaza kuwaasi oo ka tilaabay x...

Sheekh Shariif ‘’Yaan la ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’

Cadale (KAAB )-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii  KMG ee ahayd shariif  Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga ha...

Donald Trump ayaa sheegay in uu xayiraad kusoo rogi doono dalal Somalia kamid tahay

New York (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump haddana ah musharax u taagan mar kale xilka madaxweynaha ...

Macalin Dugsi iyo Ardeydiis oo xalay lagu dilay deegaanka Xaaji Cali

Cadale (KAAB TV) - Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa kasoconaya dagaal udhexeeyo labo beelood oo walaala ah kuwaas oo dega gobolka S...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News