HomeWararka

Wararka

Go’aammadii Xasaasiga ahaa ee kasoo baxay Shirkii Lixaad ee GWQ iyo Ismaan dhaafka taagan

Muqdisho (Kaab TV) - Go’aammadii Shirkii Lixaad ee Golaha Wadatashiga Qaranka  ee 27 Maajo 2023 waxaa ka dhashay doodo kulul oo is...

Wasiir Doodishe oo ka hor yimid faragalinta Xamse ee Gedo

Muqdisho (KAAB ) Wasiirka amniga  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaana ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ka biyo diiday...

Jubbaland oo si adag uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Siciid Deni

Kismaayo (Kaab TV) – Maamulka Jubbaland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo soo baxay madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka dey...

Guddoomiye ku Kigeenkii Degmada Wanla Weyn oo shirqool lagu dilay

Wanlaweyn (Kaab TV) - Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada ee maamulka degmada Wanla Weyn, Haashim Maxamed Shareere ayaa lagu...

Diyaarado la sheegay inay leeyahay UAE oo duqaymo ka fuliyay Soomaaliya

Galcad (Kaab TV) - Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka  imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka loogu arag ayaa duqeymo ...

Dowladda oo sheegtay in duqeyn lala beegsaday Goob ay ku sugnaayeen Saraakiil Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa Saaxiibada Caalamka ay beegsadeen ...

Taliyaha Militeriga ku dagaalamay Baraawe oo Wareysi bixiyay

Baraawe (Kaab TV) – Taliyaha ciidanka militeriga ah ee jooga degmada Baraawe oo baryihii lasoo dhaafay halkaas kula dagaalamay cii...

Todobo dal oo Afrikaan ah oo Kiev u tagay joojinta dagaalka Ukraine iyo Ruushka

Kiev (Kaab TV)– Hoggaamiyaasha todobo dal oo Afrikaan ah ayaa ukuurgalay, in ey ka qeyb qaatan sii loo soo afjari lahaa dagaalka u...

Weerar lagu dilay Askar Kenyan ah oo ka dhacay Waqooyi Bari

Kenya (Kaab TV) - Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaaeen Kolonyo Gaadiid ah oo a...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News