HomeWararka

Wararka

SSC oo war lama filaan ah kasoo saartay magacaabista Cabdikariin Guuleed

Laascaanood (Kaab TV) – Isimada dhaqanka ee SSC ayaa ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo haatan noqday ergeyga ar...

XOG: iyo wararkii u dambeeyay ee ‘khilaafka ka dhex qarxay’ Al-Shabaab

Muqdisho (Kaab TV)– Waxaa haatan cirka isku sii shareeraya khilaaf xoogan oo ka dhex qarxay hoggaanka sare ee kooxda Al-Shabaab, k...

Muxuu madaxweyne Muuse Biixi ka yiri magacaabista Cabdikariin Guuleed?

Hargeysa (Kaab TV)– Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay ka hadlay nagacaabista Cabdikari...

Fallanqeyn: Ergada gaarka ah ee madaxweyne Xasan

Muqdisho (Kaab TV)– Ergada gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kordhayay bilihii u dambeeyay, tan iyo ...

DF oo war cusub kasoo saartay khilaafkii ka taagnaa

Muqdisho (Kaab TV)– Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay khilaaf ka...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo arrimaha Somaliland kala hadlay Ergeyga cusub

Muqdisho (Kaab TV)– Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu u magacaabay Ergeyga arrimaha wadahadallada Soomaaliy...

Cali Jeyte oo laba khatarood oo waaweyn uga digay dadka reer Hiiraan

Beledweyne (KaabTV)– Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa digniin u diray dadka reer Hiiraan, gaar ahaan bulshada ...

Somaliland oo sheegasho cusub kasoo saartay dagaaalka Laascaanood

Laascaanood (Kaab TV) – Taliyaha qaybta 12-aad ee ciidanka milatariga Somaliland Genaral Faysal Cabdi Bootaan oo maanta shir jaraa...

Ciidamada DF howlgal kusoo furtay shacab ‘u afduubnaa’ Al-shabaab

Beledweyne (Kaab TV)– Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay howl...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News