HomeWararka

Wararka

Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo gudanaya Acmaasha Xajka 1447/2026

MAKA(Kaab TV) -Sannadaan waxaa xajinaya ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Xajka &...

Puntland oo xabsiga dhigtay sarkaal ciidan oo ka hadlay cabasho mushaar

Garawe(Kaab TV) -Sarkaal ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo lagu magacaabo Gaashaanle Cabdiraxmaan Cabirisaaq Wayrax ayaa...

In ka badan 1.6 Milyan oo Xujey ah oo soo gaaray dalka Sacuudi Carabiya

MAKA(Kaab TV) -In ka badan 1.6 milyan oo xujey Muslimiin ah ayaa gaaray dalka Sacuudi Carabiya si ay u gutaan waajibaadka sannadla...

Sare u kac ku yimid Qiimaha Xoolaha la gowraco Ciidda Carafo ee Suuqyada magaalada Muqdish...

MUQDISHO (Kaab TV) - Suuqyada lagu iibiyo xoolaha ciidda ee magaalada Mogadishu ayaa laga dareemayaa sare u kac xooggan oo ku yimi...

Qashin Farabadan oo Dhooban Ifka Xalane ilaa Iridda Galbeed ee Stadium Muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) -Inta u dhexeysa Ifka Xalane iyo iridda galbeed ee laga galo Tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho, gaar ahaan dha...

Burcad-badeed Soomaali ah oo markab shidaal ku weerartay gacanka Cadmeed

MUQDISHO (Kaab TV) -Kooxo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah ayaa weeraray markab shidaal siday, balse ilaaladiisa aya...

WARKA KAAB TV: 23/05/2026

WARKA KAAB TV: 23/05/2026 https://youtu.be/Yak1ci4EO_w?si=wUNAyyFw-_8ai-Go

Somaliland oo Guddi Baaris ah u Saartay Dhallinyaro Lagu Xiray Rabshado Ka Dhacay Boorama

Boorama (Kaab TV) -Somaliland ayaa guddi baaris ah u saartay dhallinyaro habeenno ka hor rabshado ka sameeyay magaalada Boorama, k...

Booliska Muqdisho oo sheegay inay qabteen dhalinyaro abaabulay rabshado iyo Mucaaradka oo ...

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News