HomeWararka

Wararka

Maamulka sare ee Himilo TV oo lagu xeray Magaalada muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) -Waxaa lagu  xiray Magaalada muqdisho Agaasinka Guud ee Himilo Somali TV kuwaasi oo kala ah Agaasime Axmed Maxa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya

Addis Ababa (Kaab TV) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ka dagay magaalada Addis Aba...

Soomaaliya oo ka faa’iidaysanaysa ciidamada badda ee Shiinaha

MUQDISHO (Kaab TV) -Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay u daabuleyso gacanka Cadmeed iyo biyaha u dhow Soomaaliya cutub cus...

Senataro ka tirsan Aqalka Sare: Aqalka sare wuxuu noqday meel mushaar kaliya lagu qaato oo...

MUQDISHO (Kaab TV) -Qaar ka mid ah senatarada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in golahoodu ku fashilmay gudashada doorkii i...

Milatariga Soomaaliya oo la Wareegay Gaadiid Dagaal oo uu Watay Sarkaal Hore

MUQDISHO (Kaab TV) -Milatariga Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaadiid dagaal oo uu watay Col. Cali Xuubeey, oo horay uga tirsan...

Boosaaso oo marin u noqotay dagaalyahannada calooshood u shaqeystayaasha ah ee loo diro da...

MUQDISHO (Kaab TV) -Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vacía aya...

Daadad ka dhacay Mexico oo sababay dhimashada ugu yaraan 27 qof qaar kalena waa la la...

Mexico (Kaab TV) -  Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay, qaar kalena waa la la’yahay, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaasi, kadd...

Madasha ganacsiga ee Turkiga iyo Afrika si loo xoojiyo iskaashiga

ANKARA (Kaab TV) -Madasha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Turkiga iyo Afrika (TABEF) ayaa noqon doonta madal lagu xoojinayo iskaashiga...

Maamulka Galmudug oo wacad ku maray in sharciga la horkeeni doono dadka ka dambeeya dilalk...

Galmudug (Kaab TV) -Taliska Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in shaqsiyaadkii dhawaanahan ku lug lahaa di...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News