HomeWararka

Wararka

Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta oo isku raacay in si dhaqso ah shir la isugu...

Nairobi (KAAB TV) -Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya...

Puntland oo soo dhoweysay in madaxweyne Xasan Sheikh uu dib ugu soo laabto dariiqa wada ha...

MUQDISHO (KAAb TV) -Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu dambayn uu “soo taabtay gidaarka,” kaddib muddo...

Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday isbaaro ciidanka dowladda Waddada Afgooye-Muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) - Kooxda Shabaab ayaa soo weeraray isbaaro ay ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee wadda...

Dowladda Fedaraalka oo uga digtay Mucaaradka iney tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska

MUQDISHO (KAAb TV) -Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xubnaha siyaa...

Kulamo looga hadlayo Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ka socda Nairobi

Nairobi (KAAb TV) -Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ay kula...

Fadeexad siyaasadeed oo hareeysay Sweden kadib markii la ogaaday lacago si musuq ah loosii...

Sweden(KAAb TV) - Safaaradda Sweden ee Soomaaliya ayaa mas'uuliyinteedi ugu baaqday kulan degdeg ah, kadib markii ay soo baxeen wa...

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac

MUQDISHO (KAAb TV) -Ciidamada Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho...

Turkiga oo sheegay inuu helay mid kamid ah Maraakiibta awoodda u leh qodista Shidaalka

ANKARA (KAAb TV) -Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay heshay maraakiib casri ah oo awood u leh qodida shidaalka iyo saliida ...

Al-Shabaab oo sannadkii hesha $200 oo milyan

MUQDISHO (Kaab TV) -Al-Shabaab waxa ay u soo ifbaxday halbowlaha dhaqaale ee al-Qaacida, iyada oo soo saarta ilaa $200 milyan sann...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News