HomeWararka

Wararka

Maxaa looga hadlay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

MUQDISHO (Kaab TV)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Guddiga...

Militeriga Guinea-Bissau oo talada dalkaasi la wareegay iyo khalalaase siyaasadeed oo halk...

Guinea-Bissau (Kaab TV) -Dalka Guinea-Bissau ayaa wajahaysa qalalaase siyaasadeed kadib markii koox saraakiil ciidan ah ay ku dhaw...

Doorashada hoosaadka xisbiga JSP oo Madaxweyne Hassan Sheikh oo computer ku soo kala saara...

MUQDISHO (Kaab TV)Doorashada hoosaadka xisbiga JSP oo Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa computer ku soo kala saaranaya xubnaha u galay...

BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA EE KAAB TV|26-11-2025

https://youtu.be/hlkQXSKixJY?si=flVom-FsKhyStVGc

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Jamaame

KISMAAYO (Kaab TV) -Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa kaabiga ku haaya degmada Ja...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-shabaab ay qaadan karaan Kaarka NIRA

MUQDISHO (Kaab TV) -Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga dalka ay u xaqiijiyeen in kooxda Al-Shabaa...

Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya

Uganda (Kaab TV) -Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay b...

Wararkii Ugu Dambeeyay Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed loogu dilay duuleedka deegaan...

Baledweyne (KAAB TV) –Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu d...

Munaasabad ay ka qeyb-galeen madaxda dowladda Jubaland oo lagu qabtay Magaalada kismaayo...

KISMAAYO (Kaab TV) -Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuwuuqul Insaanla ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah u daah-f...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News