HomeWararka

Wararka

Ugaas Yuusuf oo sheegay in reer Hiiraan qaadanayaan go’aamo xasaasi ah

Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan, ayaa markii ugu horreysay si...

Puntland oo Boosaaso ku xayirtay saraakiil ciidan iyo odayaal dhaqan

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa xaalad ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kaddib markii Puntland la sheegay inay ga...

Dagaal ka dhacay Dibiyolay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal ka dhacay deegaanka Dibiyolay, oo hoostaga degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud...
00:04:48

Waxaa jira askari labaatan sano dable ah .

Waxaa jira askari 20 sano ka hor la qoray oo weli ah dable, halka uu jiro askari 4 sano ka hor la qoray oo gaashaanle ah. Taas ...

Weerarada Online-ka oo Aamusinaya Saxafiyiinta Soomaaliya+Sawirro

Saxaafadda Soomaaliyeed iyo hay’adaha warbaahinta ayaa wajahaya weerar internet oo isku xiran oo lagu beegsanayo akoonnada suxufiy...
00:05:15

” Xeerkan xilligan waxa ku soo aadiyey awood maroorsi waad.

Waxaynu ognahay in ciidanka loo adeegsado siyaasadda. Ciidanka in dowlad-goboleed lagu weerarayo oo lagu leeyahay, “Garaado aya...
00:04:15

” Berri dagaal galayiin Ciidankeena ma sir baa Xilidhibaan jeesow.

Ciidanka marka ay dagaal galayaan in loo sheego meesha dagaalka lagu wajahan yahay ma aha arrin sahlan, waana sir ciidan oo muhiim...
00:02:50

Amniga Baydhabo oo faraha ka sii baxaysa.

Baydhabo: Waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ah, iyadoo ay sii badanayaan dilalka loo geysto dadka ku nool magaalada Baydhabo. Qaar ...

Beledweyne oo laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan xilli ay taagan tahay xiisadda siyaasadeed...

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya dhaqdhaqaaq ciidan iyo isu diyaar-garow xooggan, xilli maga...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News