HomeWararka

Wararka

Uganda iyo Turkiga oo ku loollamaya saameynta Soomaaliya: Khilaafkooda muxuu uga dhigan ya...

Soomaaliya ayaa mar kale noqotay meel ay ku kulmaan dano siyaasadeed, amni iyo dhaqaale oo ay leeyihiin dalal shisheeye, kaddib ma...

Soomaaliya: Hoggaan xumo iyo khilaaf siyaasadeed oo isa soo taraya+Sawirro

Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed iyo amni oo cakiran, iyadoo ay is-biirsadeen khilaafaadka dowladda federaalka iyo muc...

Heshiiskii Itoobiya iyo aqoonsigii Israa’iil: Labadii dhacdo ee mideeyey dareenka shacabka...

Labadii sano ee lasoo dhaafay, Soomaaliya waxay wajahday laba dhacdo oo diblomaasiyadeed oo si weyn u taabtay madax-bannaanideeda ...

Madaxweynaha Eritrea oo su’aal geliyay mustaqbalka nidaamka federaalka Soomaaliya?

Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa mar kale dhaliilay nidaamka federaalka ee Soomaaliya iyo qaababka siyaasadeed ee uu she...

Xildhibaannadii Golaha Deegaanka Banaadir xaggee ku dambeeyeen, maxaase loo dooran waayay ...

Waxaa weli taagan su’aalo ku saabsan halka ay ku dambeeyeen xildhibaannadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee doorashadooda iyo...

Cabdi Faarax Shirdoon oo soo bandhigay shan tiir oo lagu badbaadin karo Jamhuuriyadda Sadd...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dowlad...

Madasha Samatabixinta oo guddi wadaxaajood u magacowday shirka dowladda iyo mucaaradka

Shirar kala duwan oo caawa magaalada Muqdisho uga socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu go’aamiyay in Madasha Samatabix...

Baladweyne oo lagu soo bandhigay ciidamo Macawisley ah oo loogu magac daray “Dulmi-diid”

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xerada Lamagalay, ayaa maanta lagu soo bandhigay ciidamo isku dhaf ah ...

Soomaaliya iyo Uganda: Isbarbardhigga tirada ciidamada iyo awoodda milatari

Tirada ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Uganda ee ku sugan gudaha dalka ayaa mar kale dhalisay dood ku saabsan awoodda milatari, dhis...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News