HomeWararka

Wararka

Turkiga oo rajo ka muujiyay wada hadallada Ukraine iyo Ruushka

ANKARA (Kaab TV) -Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wadahadallada u dhaxeeya dalalka Ruushka iyo Ukraine a...

Puntland: Mashaariicda caalamiga ah oo hoos u dhacay 57%

GARAWE(Kaab TV) -Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac ku ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kula kulmay dhigiisa Kenya

Nairobi (Kaab TV) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ku sugan maga...

Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha H...

Shabeellaha Hoose (Kaab TV) -Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ...

Golaha Aqalka Sare oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

MUQDISHO (Kaab TV) -Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiya...

Wararkii ugu Dambeeyay Diyaaradaha Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay Gobolka Bari

BOOSAASO (Kaab TV) -Diyaaradaha Maraykanka ee Duulliye la’aanta ah (Drones) ayaa duqaymo ka fuliyay deegaanno katirsan Gobolka Bar...

DHAGEYSO :Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dadka hubka sida sharci darada ...

Baledweyne (Kaab TV) -Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada amni dar...

Puntland oo 7 cishe u qabatay dadka uga guuraan tuulooyinka ku dhow togga Baallade

GARAWE(Kaab TV) -Puntland ayaa dadka ku nool tuulooyinka ku dhow togga Baallade u qabatay toddobo maalmood inay kaga guuraan deega...

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka Bakool

Bakool (Kaab TV) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-sh...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News