HomeWararka

Wararka

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo maalintii sadexaad ka socda gobolka Bakool

Bakool (Kaab TV) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalintii sadexaad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-sh...

MW Tanzania oo Golaha Wasiirrada ka reebtay Wasiirkii Soomaaliga ah ee dhaqaalaha badan da...

Tanzania(Kaab TV) -Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan oo ku dhawaaqday Xukuumaddeeda ayaa Golaha Wasiirrada waxa ay ka reeb...

Xeer ilaalinta Qaranka oo baareysa muwadin Soomaaliyeed oo laga reebay duulimaadka Turkish...

MUQDISHO (Kaab TV) -Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xaqiijiyay in uu bilaabay baaritaan rasmi ah oo la xiriira eedey...

Howlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool

Bakool (Kaab TV) -Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen ...

Duqeymo culus iyo weerar toos ah oo lagu qaaday ceelka Baarakalaah oo ah fariisin weyn oo ...

GARAWE (Kaab TV) -Ciidamada Puntland oo garab ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta duqeymo iyo weerar toos ah ku qaaday d...

Galmudug oo sheegtay in Maxkamad lasoo taagayo Nin ku eedeysan in uu dil ka gaystay Gurice...

Guriceel (Kaab TV) - Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin ku eedeysan in uu dil bareer ah u gayst...

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah si Loo Badbaa...

KISMAAYO(Kaab TV) -Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa F...

In ka badan 32 qof oo ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta

CONGO (Kaab TV) -Tobanneeyo ruux ayaa ku geeriyootay miino ay ku qarxinayeen dhul laga qodo macdanta oo ku yaalla Jamhuuriyadda Di...

𝗟𝗼𝗼𝗹𝗹𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮

MUQDISHO (Kaab TV) -Gobolka geeska Afrika ayaa wajahaya waqti colaaddu sare martay , hal khalad oo dhacana gobolka wuxuu geli kara...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News